Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maleeshiyaadka Al-shabaab qasaare xoogan kugaarsiiyay Duleedka Magaalada Jowhar,

0
Tuesday February 18, 2020 - 17:34:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maleeshiyaadka Al-shabaab qasaare xoogan kugaarsiiyay Duleedka Magaalada Jowhar,

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kahortagay weerar ay doonayeen maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab inay ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee Caasimada Doowlad goboleedka Hirshabeele. Ciidanka Xoogga Dalka Oo kawarhela

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kahortagay weerar ay doonayeen maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab inay ku dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee Caasimada Doowlad goboleedka Hirshabeele. Ciidanka Xoogga Dalka Oo kawarhelay dhagata argagixisada ayaa fashiliyay dhagarta cadawga ay damacsanaayeen waxaana halkaasi lagu gaarsiiyay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Abaanduulaha Qaybta 27aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Saalax Yacquub ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka sida usheegay in argagixisada laga dilay 7 maleshiyaad ah 6-kalana laga dhaawacay wuxuu intaasi kudaray in Ciidanka ay siibaacsadeen maleeshiyaadka argagixisada ilaa deegaanada dhaca duleedka bari ee magaalada Jowhar .

Weerarka argagixisada ayaa waxaa kahortagay guutada 3aad Qaybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalkawaxaana holgalo ay kawadan Tuulooyinka hoosyimaada magalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe ee Caasimada Hirshabeele.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip