Cutubyo katirsan Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Gor-Gor Oo Dalka Turkiga Tababar Kusoo Qaatay Ayaa Lagusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaradaha Aadan Cadde,
Waa Cutubyo ka Tirsan Kumaandooska somaliya ee gorgor oo Tababar gaar ah ku soo qaatay dalka Turkiga Xubno ka Tirsan Taliska ciidanka Xoogga Dalka Somaliya oo ay wehliyaan Taliska Xarunta Tababarada Ciidamada Ee Turki som , Taliye Xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka Somaliya Generaal Maxamed Cali Bariise , Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil. Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa garoonka Diyaaraha ee aden cadde ku soo dhaweeyay.
Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga dalka somaliya S/guuto
Maxamed Cali Bariise oo goobta kula hadlay Ciidamadan ayaa xusay in door weyn
ay ka qaadan doonaan dadaaladda Dowladu ay dooneyso in ay ku xasiliso dalka
wuxuuna intaasi kudaray in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar uyihiin
sidii dadka Soomaaliyeed ay uga dulqaadi lahaayen Culeeyska ay kuhayaan
argagixisada.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga somaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa xusay in DFS ee ay hogaamiyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare kheyre ay mudnaan gaar ah siisay dhismaha Ciidanka Xoogga , Tababarada gaarka ah ee ciidamada ay ku soo qaataan Dalka Dibiisa Dadaaladaas ay qeyb ka tahay joogtaynta xuquuqda Ciidamadda.
Wasiirka ayaa Waxa kaloo uu xusay in aymudanyihiin in loo mahadceliyo maadaama Naftooda ay u hureen Difaaca qaranimada somaliya DSF ee jirta Ayaa dadaal Xooggan galisay dhismaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
Cutubyo katirsan Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Gor-Gor Oo Dalka Turkiga Tababar Kusoo Qaatay Ayaa Lagusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaradaha Aadan Cadde,
Waa Cutubyo ka Tirsan Kumaandooska somaliya ee gorgor oo Tababar gaar ah ku soo qaatay dalka Turkiga Xubno ka Tirsan Taliska ciidanka Xoogga Dalka Somaliya oo ay wehliyaan Taliska Xarunta Tababarada Ciidamada Ee Turki som , Taliye Xigeenka Ciiidanka