Milatariga Mareykanka ayaa ka hadlay laba duqeyn oo 6-dii Febraayo, 2020, ay ka fuliyeen nawaaxiga magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

0
Saturday February 08, 2020 - 17:18:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milatariga Mareykanka ayaa ka hadlay laba duqeyn oo 6-dii Febraayo, 2020, ay ka fuliyeen nawaaxiga magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

    Qoraal kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in lala eegtay fariisimo ay maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ku lahayd halkaas. Bayaanka ayaa lagu sheegay in xarun ay Argagixisada Al-Shabaab lahayd "si weyn loogu burburiyey mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in lala eegtay fariisimo ay maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ku lahayd halkaas. Bayaanka ayaa lagu sheegay in xarun ay Argagixisada Al-Shabaab lahayd "si weyn loogu burburiyey mid kamid ah duqeymaha ,islamarkaana lagu dilay dhagarqabayaal ka tirsan maleeshiyaadka ".
"Laba kamid ahaa argagixisadda Al-Shabaab ayaa ku dhaawacmay labadda duqeyn,” ayuu raaciyey war-saxaafadeedka.
Talika Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa meesha ka saarey in waxyeelo soo gaarey shacab ay ka dhasheen howlgalka
Howgal dhinaca cirka ah oo ay Ciidamaad Mareykanku ay ka fuliyeen Gobalka Jubbada Hoose ku dileen Horjooyaal ka tirsanaa Argagixisada Al-qaacido


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip