Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee Danab ayaa Howlgal kudilay Horjooge Argagixisada Uqaabilsanaa Qaraxyad Midkalana Nolosha Kuqabtay,

0
Tuesday February 04, 2020 - 13:30:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee Danab ayaa Howlgal kudilay Horjooge Argagixisada Uqaabilsanaa Qaraxyad Midkalana Nolosha Kuqabtay,

    Howlgalkani oo ahaa mid qorsheeysan ayaa Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab waxeey kafuliyeen Degaanada Beerxaani Janaay Cabdale Kuuba Kibir iyo Birta Dheer ayaa waxeey kudileen Horjoogihii argagixisada Al-shabaab uqaabilsanaa qaraxyada gobolka Jubad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkani oo ahaa mid qorsheeysan ayaa Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab waxeey kafuliyeen Degaanada Beerxaani Janaay Cabdale Kuuba Kibir iyo Birta Dheer ayaa waxeey kudileen Horjoogihii argagixisada Al-shabaab uqaabilsanaa qaraxyada gobolka Jubada hoose kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen (Abuu Muxsin) sidookale waxeey nolosha kuqabteen horjoogihii uqaabilsanaa Maaliyada/ lacaga baada ah ee laga qaado shacabka Jubada hoose Cabdi dheere,

Taliyaha Guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka eee Danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay ujeedka howlgal inuu ahaa mid lagu bartilmaameedsanayay horjoogayaashani dhibaatada kuhayay Ummadda Soomaaliyeed

Kumaandooska Xoogga Dalka ayaa mudooyin ugu dambeeyay kordhiyay baacsiga horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip