Taliayaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kormeeray Xarunta Idaacadda Ciidamadda Qalabaka Sida,
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa xarunta Wasaaadad Warfaafinta kusoo dhaweeyay wasiirka Warfaafinta X.F.S iyo masuuliyiin kale
Taliyaha ayaa soo kormeeray qeybaha ay kakoobantahay Warbaahinta Doowlada wuxuu sigaar ah u kormeray qeybaha ay kushaqeeyso Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida waxaana haadir ku ahaa masuuliyiinta iyo howl wadeena Warbahinta Ciidamadda.
Taliyaha iyo Wasiirka Warfaafinta waxaa xaalada guud ee Idaacadda uga warbixiyay Agaasimaha Idaacadda Ciidamadda Maxamed Muuse Maxamed .
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ku amaay bahda Idaacadda Ciidamadda shaqada adag ee ay uhayaan Qaranka iy dhabar adeegooda.
Intaasi kadib Taliyaha ayaa wuxuu kulan laqaatay Wasiirka Warfaafinta waxeeyna kawada hadleen sidii Ummadda Soomaaliyeed loogu soo bandhigilahaa guulaha iyo hormarka Ciidanka Xoogga islamarkaasna Warbaahinta Qaranka ay qeyb weeyn kaqaadato dagaalka lagula jira argagixisada.
Taliayaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kormeeray Xarunta Idaacadda Ciidamadda Qalabaka Sida,
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa xarunta Wasaaadad Warfaafinta kusoo dhaweeyay wasiirka Warfaafinta X.F.S iyo masuuliyiin kale Taliyaha ayaa soo kormeeray qeybaha ay kakoobantahay Warbaahinta Doowl