Ciidanka Xoogga Dalka Ayaa Kuguuleeysta Inay Soo Saaraan Miinooyin ay Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Ku Aaseen Degaanadii Laga Laaray Ee Jubada Hoose,

0
Monday January 20, 2020 - 15:11:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Ayaa Kuguuleeysta Inay Soo Saaraan Miinooyin ay Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Ku Aaseen Degaanadii Laga Laaray Ee Jubada Hoose,

    Howlgalada ayaa kasocda degaanadii laga saaray maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab degaanadaasi oo ay kamidyihiin Malaayleey, Janaale gaay, Reerneeroow, Bandar Jadiid, dhinaca wabiga markii laga talaabo ah iyo sidookale degaanka Bengaani, oo qiyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalada ayaa kasocda degaanadii laga saaray maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab degaanadaasi oo ay kamidyihiin Malaayleey, Janaale gaay, Reerneeroow, Bandar Jadiid, dhinaca wabiga markii laga talaabo ah iyo sidookale degaanka Bengaani, oo qiyaastii 37 km ujirta Kamsuuma degaanadaani ayaa hoosyimaado degmada Jamaame ee goblka Jubada hoose,
Howlgalada intii ay socden waxeey ciidamadda wadooyinka kaga soo saareen ilaa miino oo argagixisada ku aaseen siay ugu dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyed.

Howlgalka ayaa waxaa sameeynaya Ururka 5aad ee Guutada 16aad kumaandooska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo guutada 11aad Qeybta 43aad Xoogga Dalka.

Taliyaha Ururka 5aad ee guutada 16aad kumaandooska Gle Xasan Aadan Ciraaqi ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in ujeedka howlgalka maata uu ahaa xaqiijinta amaanka degaanadii argagixisada laga saaray iyo baaritaanka miinooyinka ay wadooyinka ku aasaan siay ugu dhibaateeyaan Ummadda Soomaaliyed













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip