Ciidanka Xogga Dalka oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jab Xoogan Kugarsiiyay Dagaal ay Kusoo Qaadeen Marko,

0
Sunday January 19, 2020 - 21:58:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xogga Dalka oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Jab Xoogan Kugarsiiyay Dagaal ay Kusoo Qaadeen Marko,

    Abaaro 07:10 daqiiqo Caawa ayay afar jih magaalada kaga soo weerarareen gaadiid waxyaabaha qarxa lagusoo buuxiyay iyo dagaal toos ah oo socday ilaa 08:20 daqiiqo. Hase yeeshe Ururka 14aad Guutada 14-ka Oktoober oo kawarqabay dhagarta argagixisada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaaro 07:10 daqiiqo Caawa ayay afar jih magaalada kaga soo weerarareen gaadiid waxyaabaha qarxa lagusoo buuxiyay iyo dagaal toos ah oo socday ilaa 08:20 daqiiqo. Hase yeeshe Ururka 14aad Guutada 14-ka Oktoober oo kawarqabay dhagarta argagixisada ayaa kahortagay weerarkaasi ay kudoonayeen inay ku arbushaan nabadgalyada magaalada Marka kajirta.

Kooxda argagixisada Al-shabaab ayaa dagaalkasi looga dilay 8 maleeshiyaad ah iyadoo looga dhaawacay 11 kale sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida uu u sheegay Taliyaha Ururka 4aad Guutada 14 Oktoober Dhamme Cusmaan Maxamed Muuse.

Taliyaha ayaa sheegay Ciidanka ay qasaare xoogan gaarsiiyeen maleshiyaadkii sooweeraray islamarkaasna ay kadifaaceen shacabka magaalada dhibaatadi ay ladamacsanaayeen.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa inta badan kahortaga dhagaro noocaan oo kale ah oo ay soomaleegeen maleeshiaadka Al-shabaab,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip