Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Difaacyada Dagaalka Ee Gobolka Shabeelaha Hoose+Sawirro

0
Sunday January 19, 2020 - 20:00:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Difaacyada Dagaalka Ee Gobolka Shabeelaha Hoose+Sawirro

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guuto CabdiXamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Degmooyinka iyo Degaanada Aawdheegle,Bariire,Sabiid iyo Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoos

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guuto CabdiXamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Degmooyinka iyo Degaanada Aawdheegle,Bariire,Sabiid iyo Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose.

S/guutol C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa mid mid u dul istaagay Difaacyada Ciidanka Xoogga Dalka isagoona halkaasi kula kulmay Ciidan ku guda jira gudashada waajibaadka qaranka ee loo igmaday.

Taliyaha Ciidanka DhulkaXoogga Dalka SoomaaliyeedJeneraal CabdiXamiid Maxamed Dirir ayaa Ciidamada faray in ay u diyaar garoobaan Howlgal ka dhan ah Nabadiidka Al-shabaab kaasi oo looga Xoreeynayo degaanada fara kutiriska ah ee ay kaga suganyihiin gobolka shabeelaha hoose

Socdaalka Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaaliyeed ayaa waxaa kuwehlinayay saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ujeedka socdaalka ayaa ahaa ukuurgalida xaalada Ciidanka iyo sidii loodar dargalinlahaa Howlgalada Dalka looga xoreeynayo argagixisada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip