Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasaaray Degaano katirsan Jubadda Hoose,

0
Sunday January 19, 2020 - 15:31:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasaaray Degaano katirsan Jubadda Hoose,

    Degaanadaasi oo ay kamid yihiin Malaayleey, Janaale gaay, Reerneeroow, Bandar Jadiid, dhinaca wabiga markii laga talaabo ah waxeey sidookale kula wareegeen degaanka Bengaani, oo qiyaastii 37 km ujirta Kamsuuma,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degaanadaasi oo ay kamid yihiin Malaayleey, Janaale gaay, Reerneeroow, Bandar Jadiid, dhinaca wabiga markii laga talaabo ah waxeey sidookale kula wareegeen degaanka Bengaani, oo qiyaastii 37 km ujirta Kamsuuma,

Howlgalaka ayaa waxaa sameeynaya Guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Guutada 11aad Qeybta 43aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,

Ujeedka howlgalka ayaa ah in Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab laga saaro degaano ay kudhuumaaleysanayaan islamarkaasna ay kudhibaan Shacabka Soomaaliyeed,

Taliyaha Ururka 5aad Guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab Xasan Aadan Maxamed (Ciraaqi) Warbaahinta Ciidamadda Qalbaka usheegay in argagixisada ay howlgalka kaga dileen 12 Maleeshiyaad ah 15 kalana kaga dhaawaceen in mid ay nolosha kuqabteen .

Taliyaha ayaa intaasi kudaray in howlgalka uu socdo islamarkaasna ay sii wadidoonaan inta ay argagixisada kaga saarayaan degaanada ay kaga dhuumaaleeysanayaan Jubooyinka,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip