Horjoogihii Jabhadaha Ee U Qaabilsanaa Argagixisada Gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan Oo Lagu Dilay Degaanka Xaaji,

0
Friday January 17, 2020 - 23:29:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjoogihii Jabhadaha Ee U Qaabilsanaa Argagixisada Gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan Oo Lagu Dilay Degaanka Xaaji,

    Waxaa sii kordhaya qasaaraha kaso gaaray maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab dagaalkii degaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeelaha dhexe. Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab waxaa dagaalkaasi Ciidanka Xoogga Dalka ay kaga dileen horjoogihii Ja

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii kordhaya qasaaraha kaso gaaray maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab dagaalkii degaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeelaha dhexe. Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab waxaa dagaalkaasi Ciidanka Xoogga Dalka ay kaga dileen horjoogihii Jabhadaha gobolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan Cabdiqani Maxamed Muse Jobaan iyo abaanduulihiisii sidookal waxeey Ciidanka Xoogga dagaalka kudileen Sadax Taliye Koox .

Waxaa weli sii kordhaya qasaaraha gaaray maleshiyaadka dhimashada ayaa haatan waxeey kor usii dhaafeeysaa 25 halka dhaawuna kor usii dhaafayo 40 maleeshiyaad ah sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka.

Dagaalkii kadhacay degaanka Xaaji Cali ee degmada Cadale Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab waxaa kasoo jabxoogan oo ay kala kulmeen Ciidanka Xoogga Dalka oo udiyaarsanaa dhagarta cadawga Ummadda Soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip