Taliyaha Cusub Ururka Gama,diid Guutada 5aad Ee Qeybta 27aad ayaa si rasmi ah Xilka Ulawareegay,

0
Friday January 17, 2020 - 17:04:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Cusub Ururka Gama,diid Guutada 5aad Ee Qeybta 27aad ayaa si rasmi ah Xilka Ulawareegay,

    Munaasabd lagu qabtay Degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Ururka Gama diid Guutada 5aad Qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Dhamme Cabduqaadir Cali Nuur oo dhawaan loosoo magacaabay Ururkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabd lagu qabtay Degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Ururka Gama diid Guutada 5aad Qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Dhamme Cabduqaadir Cali Nuur oo dhawaan loosoo magacaabay Ururkaasi.

Munaasabada ayaa waxaa joogay saraakiil iyo askar katirsan Qeybta 27aad Xoogga Dalka Taliyaha Cusub ayaa xilka kala wareegay kusimihii Taliyaha ururkaasi Gamadiid guutada 5aad Dhamme Axmed Faarax Booney .

Taliyaha Ururka Gama,diid guutada 5aad Xoogga Dalka Dhamme CabduqaadirCali Nuur oo munaasabadda kahadlay ayaa kacodsaday saraakiisha iyo askarta Ururka inay lashaqeeyaan islamarkaasna lasii xoojiyo dagaalka Dalka looga xoreeynayo Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.

Dhamme Cabduqaadir Cali Nuur ayaa kamid ah saraakiisha dhalinyarada ah ee firficoon islamarkaasna aqoon iyo waayo aragnimo uleh howlaha Ciidanka Xoogga Dalka.











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip