Ciidanka Xoogga Dalka Argagixisada Al-shabaab Xaaji Cali kaga Dilay in kabadan 40 Maleeshiyaad ah,

0
Friday January 17, 2020 - 12:10:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Argagixisada Al-shabaab Xaaji Cali kaga Dilay in kabadan 40 Maleeshiyaad ah,

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kahortagay weerar ay argagixisada Al-shabaab kusoo qaadeen degaanka Xaaji Cali degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha dhaxe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kahortagay weerar ay argagixisada Al-shabaab kusoo qaadeen degaanka Xaaji Cali degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha dhaxe.
Ciidamadda oo kawarqabay weerarka Maleeshiyaadka argagixisada ayaa khasare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaadkii nabadiidka ee isku dayay inay soo weeraraan degaankaasi xalay xiliga dambe.

kudhawaad 40 Maleeshiyaad ah ayaa looga dilay argagixisada waxaana halkaasi looga dhaawacay inkabadan 30 maleeshiyaad ah sida uu inoo xaqiijiyay Taliyaha Qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Axmed Tareedishe taliyaha ayaa intaasi kudaray argagixisada meeydadkooda in lageeyay degaanka geelgub ee degmada cadale.


maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey jab xoogan kala kulmeen degaankaasi xaaji cali ayaa haatan waxaa gacanta kuhaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo utaagan difaaca Qaranka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip