Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gacanta kudhigay Horjoogihii Maxkamadda Tooratoorow,

0
Monday January 13, 2020 - 16:38:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gacanta kudhigay Horjoogihii Maxkamadda Tooratoorow,

    Howlgal Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka oo argagixisada kalawareegay Degaanada Tooratoorow iyo Farsooleey ayaa waxeey kuqabteen Horjoogihii Argagixisada uqaabilsanaa Maxkamadda Shabeelaha hoose kaasi oo lagu magacaabo Macalin Abuukar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka oo argagixisada kalawareegay Degaanada Tooratoorow iyo Farsooleey ayaa waxeey kuqabteen Horjoogihii Argagixisada uqaabilsanaa Maxkamadda Shabeelaha hoose kaasi oo lagu magacaabo Macalin Abuukar.

Ciidanka ayaa haatan gacanta kuhaya horgahani iyo 10 kale oo katirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Horjoogahani Ciidankani ay qabteen wuxuu qaabilsanaa Maxkamad beenaad Shacabka lagu baadi jiray islamarkaasna xoolahooda lagu dhicijiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip