Ciidanka Xoogga Dalka oo Argagixisada Al-shabaab kalawareegay Tooratoorow Gacantana kudhigay Horgihii Maxkamadda.

0
Monday January 13, 2020 - 15:11:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Argagixisada Al-shabaab kalawareegay Tooratoorow Gacantana kudhigay Horgihii Maxkamadda.

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 16aad ee Danab ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kalawareegay Degaanada Tooratorow oo hoosyimaada Degmada Aawdheeg ee Gobolka Shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 16aad ee Danab ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kalawareegay Degaanada Tooratorow oo hoosyimaada Degmada Aawdheeg ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Howlgalka ayaa mid qorsheysan oo Ciidanka ay argagixisada kaga sifeeynayen degaanada ay kudhibaateyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Taliyaha Guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka G/le Ismaacil Cabdimaalik Maalin ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Inta uu howlgalka socday Ciidamadda ineey kuqabteen 10 katirsan Maleshiyaadka argagixisada oo uu kamidyahay Horjoogihii Maxkamadda Gobolka Shabeelaha hoose Macalin Abuukar oo haatan kujira gacanta Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa intaasi kudaray tooratoorow inay kutaalay maxkamad ay kubaadijireen Shacabka Soomaaliyeed islamarkaasna lagu qaadijiray lacagaha baada ah.

Shacabka kudhaqan degaanada Tooratoorow iyo Farsooleey ayaa Ciidanka soodhaweey waxeeyna codsadeen in lasoo gaarsiiyo gargaar maadamaa Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabab dhibaatooyin dhianaca nolosha ah ay kala kulmeen.

Howlgalkaani ayaa qeyb ka ah howlgalo Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab kaga saarayaan aragagixisada degaanada ay kudhuumaaleeysanayaan











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip