Jeneraal Axmed Warsame oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka oo ku Geeriyooday Dalka Pakistan,

0
Friday January 10, 2020 - 18:42:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jeneraal Axmed Warsame oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka oo ku Geeriyooday Dalka Pakistan,

    Waxaa Magaalada Islamabad ee Dalka Pakistan kugeeriyooday Allaha Unaxariistee Jeneraal Axmed Warsame oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Islamabad ee Dalka Pakistan kugeeriyooday Allaha Unaxariistee Jeneraal Axmed Warsame oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Qaarkamid ah ehalada Marxuumka ayaa sheegay in Dalkaasi Pakistaan mudooyinkan uu ujoogay xaalada Caafimaad islamarkaasna maanta uu kugeeriyooday Magaalada Islamabad ee dalkaasi

Gen: Axmed Warsame ayaa kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka kuwooda ugu aqoonta badan wuxuuna soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid ahaa Qeybta 26aad XDS Madaxii Kuliyadda Jaale Siyaad wuxuu sidookale kamid ahaa Xildhibaanadii Barlamaankii 7aad iyo 8aad.

Inaalilaahi, wa inaa ileeyhi raajicuun Samir iyo iimaan Allaha kasiiyo qooyskii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu kbaxay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip