Gudoomiyaha Cusub Maxkamadda Ciidamadda Ee Qeybta 60aad ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo,

0
Thursday January 09, 2020 - 17:58:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Cusub Maxkamadda Ciidamadda Ee Qeybta 60aad ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo,

    Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee qeybta 60'aad ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magalada baydhabo waxana sodhaweenta wafdiga gudoomiyaha kusodhaweeyay magalada baydhaba gudoomiyaha maxkamada sare ee gobolka Baay ee dowlad go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee qeybta 60'aad ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magalada baydhabo waxana sodhaweenta wafdiga gudoomiyaha kusodhaweeyay magalada baydhaba gudoomiyaha maxkamada sare ee gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed somaliya DR axmed cali muuse iyo masuuliyiinkale oo katirsan maamulka koonfurgalbed

markey kasoo degeen garoonka diyaradahashaati gaduudayaa waxaa loosoo galbiyay xaruunta maxkamada sare gobolka isagoona goobta uu kula hadlay garsoorayaashakaliyayaasha iyo gaarsiyaasha heerka darajada koowaad iyo labaad maxkamada wuxuu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay imashiyaha magalada baydhabo asagoona kula dardaarmay in ay kushaqeeyaan cadalad aan meelna looga leexan.

Hindi Cali Baydhabo  Snaradio










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip