Afar ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo

0
Thursday January 09, 2020 - 17:47:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo

    Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaasi.

Howlgalku waxa ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro oo dhaca duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo

Afhayeenka Hey’adaha Amniga Jubbaland CAbdinuur Mooge ayaa Warbaahinta Qaranka un xaqiijiayya in howlgalkaan afar ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab sidoo kale waxaa gacanta lagusoo dhigay afar qori oo ay wateen.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa la dagaalanka Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab iyo hortaga dhagarta ay bulshada u maleegayaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip