Kooxda Horseeed oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Gacanta Soomaaliya 2018-2019.

0
Saturday December 14, 2019 - 20:45:04 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Horseeed oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Gacanta Soomaaliya 2018-2019.

    Naadiga kubadda Gacanta Horseed ayaa ku guuleysatay horyaalka Kubadda Gacanta dalka 2018-19 kadib markii ay kulanki u dambeeyay horyaalka kadib markii ay ka libin heshay Naadiga Heegan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiga kubadda Gacanta Horseed ayaa ku guuleysatay horyaalka Kubadda Gacanta dalka 2018-19 kadib markii ay kulanki u dambeeyay horyaalka kadib markii ay ka libin heshay Naadiga Heegan. Kulanka Labada Naadi  oo kala matala  Ciidanka  Xoogga ( Horseed) iyo Ciidanka Booliska ( Heegan) ayaa kulankood waxaaa   garoonka soo  buux dhaafiyay taageerayaasha Labada naadi iyo bahda jecel ciyaarta kubadda Gacanta.

  Horseed ayaa garoonaka soo gashay iyadoo maanka ku haysa in  ay ka baaqsato in ay markale fursad dahabi ah iska lumiso  kadib markii ay sanadki hore Heegan  horyaalka oo  gacanteeda kujira  ka ridatay waxuunna kulanka noqday mid aysan kooxi hogaanka ku nasan  ilaa daqiiqada u dmabeeysa wareegga hore waxaana qeybat hore lagu kala nastay 11-10 oo ay Horseed hogaanka ku hayso.


 Marki laysku laabtay     ayay labada koox    bandhig ciyaareed  aad loogu bogay waxayna ugu dambeyn  waxaaa 27-25 ay guusha  raacday Horseed oo u dabaaldegtay hanshada horyaalka kubadda Gacanta dalka.

  Abaalmarinadda   la bixiyay.
 Koobka kaalinta   Horseed
Koobka Kaalinta labaad  Heegan
Koobka Kaalinta saddexaad   Gift Star
  Laacibka tartanka Maxamed Cabdullaahi Xaaji  ( Saabweyne)  Horseed 
  Cali Maxamed Aadan Barawiini     (Heegan)                                                                   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip