Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kuguuleeystay inay isku Keenaan dhinacyadii kudiriray Gobolka Mudug

0
Saturday December 14, 2019 - 13:37:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kuguuleeystay inay isku Keenaan dhinacyadii kudiriray Gobolka Mudug

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiisha lasocota ayaa kuguuleeystay inay isku keenaan Odayaasha dhaqanka ee Degaanada Toowfiiq iyo Afbarwaaqo oo hoosyimaado Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiisha lasocota ayaa kuguuleeystay inay isku keenaan Odayaasha dhaqanka ee Degaanada Toowfiiq iyo Afbarwaaqo oo hoosyimaado Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Waxgaradkaan laysku keenay ayaa kala matalaya  Beelihii kudagaalamay Degaanadaasi.                                 Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxeey kuhoowlanaayeen dhameeynta dagaal beeleedka kajiray degaano hoosyimaado Gaalkacyo  waxeeyna kuguuleeysteen inay dhameeyaan colaadaasi. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip