Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Saraakiil kale oo katirsan Xoogga Dalka ayaa waxeey kulamo laqaadanayaan Bulshada kudhaqan Degaanka Toowfiiq,

0
Friday December 13, 2019 - 19:56:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Saraakiil kale oo katirsan Xoogga Dalka ayaa waxeey kulamo laqaadanayaan Bulshada kudhaqan Degaanka Toowfiiq,

    Kulamadani ay laqaadanayaan waxgaradka dhalinyarada iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan Degaanka Toowfiiq oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa qeeyb ka ah wadahadalada lagu dhameeynayo colaada udhexeeysay beelo walaalo ah oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamadani ay laqaadanayaan waxgaradka dhalinyarada iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan Degaanka Toowfiiq oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa qeeyb ka ah wadahadalada lagu dhameeynayo colaada udhexeeysay beelo walaalo ah oo kudagaalamay Degaano katirsan Gobolka mudug. Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil uu horkacayo ayaa waday dadaalo lagu dhameeynayo dagaal beeleedka waxeeyna kuguuleeysteen in ladamiyo colaada islamarkaasna lakala qaado Maleeshiyaadkii dagaalamay.   Taliyaha iyo Saraakiisha ayaa haatan guda jiro kulamadii ugu dambeeyay ee colaada lagu dhameeynayo. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip