Taliyaha Ciidanka Dhulka XDs iyo Saraakiil kale ayaa Gaalkacyo utagay dhameeynta Dagaal Beeleedyo.

0
Wednesday December 11, 2019 - 13:13:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDs iyo Saraakiil kale ayaa Gaalkacyo utagay dhameeynta Dagaal Beeleedyo.

    Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir), ayaa Maanta gaaray magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir), ayaa Maanta gaaray magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta Gobolka Mudug.

Wafdigaan oo ay soo dhaweeyeen maamulka degmada Gaalkcyo iyo saarkiil ka tirsan hogaamiyaasha ciidamada , qaybaha ururada bulshada , iyo culima udiinka,waxaa  socdaalkoodu uu laxiriiraa  dhexdhexdhaxaadinta beelaha walaalaha ah ay dirirtu  ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

Ugu danbayntii , Kulan u dhaxeeyay Taliyha iyo dhaqanka ,Cuqaasha, Isimada iyo dhalinyarada  ayaa lagu looga hadlay qaabkii look qaadi lahaa  kooxaha  ku dagaalamaya haalkaasi.

  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip