Taliyaha CXD oo Booqday Askarta dhaawacyada ah ee ku jira Isbitaalka Xoogga Dalka

0
Tuesday December 10, 2019 - 22:07:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha CXD oo Booqday Askarta dhaawacyada ah ee ku jira Isbitaalka Xoogga Dalka

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Guuto Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah maanta ku tagay Isbitaalka Xoogga dalka oo ay ku jiraan dhaawacyada qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga oo waxyeelo ka soo gaartay iyagoo gudanaya waajibaadkooda Qaran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Guuto Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah maanta ku tagay Isbitaalka Xoogga dalka oo ay ku jiraan dhaawacyada qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga oo waxyeelo ka soo gaartay iyagoo gudanaya waajibaadkooda Qaran

Taliye Odawaa ayaa mid mid u xog-wareystay Bukaanada uu booqda si uu ugu kuur galo xaaladooda caafimaad.

Sidoo kale,Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa kulan la qaatay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka,wuxuuna balan qaaday in la xoojiyo daryeelka iyo daaweynta ciidamada ku soo dhaawacmay howlgalada lagula dagaalamayo argagixisada.

     




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip