Ciidanka Amniga oo toogtay rag ka tirsan Nabadiidka weerar fashilmay ku qaaday Hotel SYL

0
Tuesday December 10, 2019 - 20:13:10 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Amniga oo toogtay rag ka tirsan Nabadiidka weerar fashilmay ku qaaday Hotel SYL

    Ciidamada Amniga ayaa ka hortagay weerar Nabadiidka Al-shabaab ay isku dayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amniga ayaa ka hortagay weerar Nabadiidka Al-shabaab ay isku dayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed. Ciidamada Amniga ayaa toogasho ku dilay dharqabayaal rabay in ay weerar xasuuq ah ka geestaan hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.
Saraakiil la tirsan Ciidamada Amniga oo goor dhaw la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa Sheegay in Ciidamada Amniga ayaa in Maleeshiyaadkii Hotelka SYl soo weeraray toogasho dileen islamrkaasna uu haatan socdo howlgal baaritaan ah oo Amniga lagu xaqiijinayo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip