Horjooge Argagixisada Al-shabaab katirsan oo Ciidanka Xoogga Dalka ay Khaarijiyeen.

0
Tuesday November 19, 2019 - 21:11:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge Argagixisada Al-shabaab katirsan oo Ciidanka Xoogga Dalka ay Khaarijiyeen.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadooda caalamka ayaa horjoogihii Maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa Degaanka kuunyo Baroow ee Gobolka Jubada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadooda caalamka ayaa horjoogihii Maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa Degaanka kuunyo Baroow ee Gobolka Jubada Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa Ciidanka Xoogga Dalka kagacansiiyay Saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan howlgalka Mareeykanka ee Africom  howlgalka ayaa ahaa duqeeyn dhinaca Cirka ah sadax gantaal ayaa lagu dhuftau goob uu kusugnaa Horgoogihii Argagixisada ee Kuunyo Baroow kaasi oo lagu Magacaabo Shiikh Cabdisalaan abaaro 3:00 pm galabnimo ee maanta waxaana ujeedkiisu ahaa beegsiga horjoogahani Argagixisada uqaabilsanaa  kuunyo Baroow.

Taliyaha Qeeybta 43aad Xoogga Dalka Jeneraal Bogmadoow ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in howlgalkani uu ahaa mid qorsheeysan laguna beegsanayay Horjoogaha Al-shabaab uqaabilsanaa Kuunyo Baroow iyo Maleeshiyaadkiisa balse ay suuragashay in lakhaariyo horjoogaha.

Taliyaha ayaa Sheegay in ay socdaan howlgalo Argagixisada looga xoreeynayo Gobolada Jubooyinka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip