Horgoogihii Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa dhanka Gaadiidka ee Jubooyinka ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka,

0
Sunday November 17, 2019 - 22:10:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horgoogihii Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa dhanka Gaadiidka ee Jubooyinka ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka,

    Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soobadanayay Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka Argagixisada katirsan ee kasoo baxsanaya islamarkaasna isku soo dhiibaya Ciidanka Xoogga Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soobadanayay Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka Argagixisada katirsan ee kasoo baxsanaya islamarkaasna isku soo dhiibaya Ciidanka Xoogga Dalka. Rayaani Shiikh Nuur oo looyaqaano Abuu Xamasa.    Wuxuu ahaa horjoogihii dhanka Gaadiidka ee Gobolada Jubooyinka uqaabilsanaa Argagixisada wuxuu isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeeybta 43aad  kadib markii uu u adkeeyaan waayay howlgalada joogtada ee ay Ciidanka Xoogga Dalka kubaacsanayaan    Maleeshiyaadka Al-Shabaab   Horgooge Abuu Xamsa ayaa sheegay in haatan Maleeshiyaadka Al-Shabaab aya soo foolsaartay cabsi xoogan oo kasoo wajaheeyso Ciidanka Xoogga Horjoogahaan ayaa qiray in Argagixisada markii inta badan Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ay kasaareen Ciidabka Xoogga Dalka ay bilaabeen inay sii kordhiyaan dhibaateeynta Shacabka iyo Lacago xad dhaaf ah oo ay kaqaadayaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip