Saraakiisha Ciidamadda Qalabka Sida waxeey katacsiyadeeyeen Geeridii kutimid AU/N Jeneraal Maxamed Biixi,

0
Thursday November 14, 2019 - 12:35:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha Ciidamadda Qalabka Sida waxeey katacsiyadeeyeen Geeridii kutimid AU/N Jeneraal Maxamed Biixi,

    Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajiicuun. Jeneral Maxamed Aadan Bixi ayaa ku geeriyooday dalka Canada, kadib markii uu si lama filaan ah halkaas ugu xanuunsaday. Geerida Jeneralka ayaa soo baxday xalay saacadihii danbe, balse maanta ayaa si rasmi ah l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajiicuun. Jeneral Maxamed Aadan Bixi ayaa ku geeriyooday dalka Canada, kadib markii uu si lama filaan ah halkaas ugu xanuunsaday. Geerida Jeneralka ayaa soo baxday xalay saacadihii danbe, balse maanta ayaa si rasmi ah loo shaaciyay inuu geeriyooday.
Jeneral Maxamed oo ka mid ahaa saraakiishi qaranka ayaa si si weyn looga naxay,  wuxuu door weyn ku lahaa taariikhda Milatariga Soomaalida oo uu safka hore kaga jiray, sidoo kale wuxuu taariikh weyn ku lahaa halgankii iyo gurmadki dib u dhiski Ciidanka Soomaali, kadib marku dagaalki sokeeye ku burburay.

Hadaba dhamaan saraakiisha hoos ku taxan oo ka tirsan Ciidamada Qaranka waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada, waxayna illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo marxuumka iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.


1. General Bashiir Maxamed Jaamac ( Goobe);
2. Jeneral Daahir A. Cilmi Indhoqarsho;
3. Jeneral Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko;
4. Jeneral Ambassador Cabdiraxmaan Sh. Ciise;
5. Jenaral Odowaa Yusuf Rage;
6. Jenaral Cabdulqaadir Sh. Cali Diini;
7. Jeneral Ambassador Muuse Xasan;
8. Jeneral Maxamed Saalax;
9. Jeneral Axmed Maxamed Carab;
10. Jeneral Cabdirisaq Khalif Cilmi;
11. Jenaral Maxamed Cali Barise;
12. Jeneral Axmed Shiikh Saalax;
13. Jeneral Cabdi-xakim Daahir Saciid ( Saacid);
14. Jeneral Axmed Jimcaale;
15. Jeneral Cabdiweli Jaamac Gorod;
16. Jeneral Madey Nuur Ufurow;
17. Jeneral Maxamed Cali Xaashi;
18. Jeneral Maxamed Faarax Sarsar;
19. Jeneral Axmed C/nuur Xaashi (A. Taajir); 
20. Jeneral Maxamuud Shiikh (Dable Pilot);
21. Jeneral Maxamed Cali Abukar;
22. Jeneral Maxamuud Madoobe;
23. Jeneral Maxamuud Qaafow;
24. Jeneral Ibraahim Sh. Muxyadiin;
25. Kornel Maxamed Jaamac Jilbo weyne;
26. Jenaral Cabdinaasi X. Xaashi;
27. Jenaral Cabdullahi Macallim Nuur;
28. Jenaral Cali Caraye Cosoble Gacmaduule;
29. Jenaral Axmed Maxamed Sheekh;
30. Jenaral Maxamed Jamac Shaale;
31. Jenaral Khalif Ciise Mudan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip