Ciidanka Dalka Soomaaliyeed ayaa Gobolada Baay iyo Bakool kawada Howlgalo Argagixisada Al-shabaab looga saarayo Degaanadaasi,

0
Thursday November 07, 2019 - 15:18:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dalka Soomaaliyeed ayaa Gobolada Baay iyo Bakool kawada Howlgalo Argagixisada Al-shabaab looga saarayo Degaanadaasi,

    Taliyaha Qeeybta 60aad XDS Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cusmaan Timacadde oo lahadlayWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay inta badan Gobolada ay kahowlgasho Qeeybta 60aad kasaareen Maleeshiyaadka Argagixisada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qeeybta 60aad XDS Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cusmaan Timacadde oo lahadlayWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay inta badan Gobolada ay kahowlgasho Qeeybta 60aad kasaareen Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab ,

Taliyaha ayaa tilmaamay in dhawaan laisku Furi doono Wadada isku xirto Shabeelaha hoose iyo Baay islmarkaasna ay udiyaariyeen Ciidamo gaar ah oo kahowlgali doono wadadaasi,

Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cusmaan Timacade ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeeybta ugu weeyn kaqaadanayaan Gurmadka lagu samatabixinayo Dadka ay saameeyeen Daadadka kusoo rogmaday Degmada Bardaale ee Gobolka Baay islamarkaasna ay wadaan howlo isugu jira samatabixin iyo gargaar qeeybin,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip