Ciidanka Xoogga Dalaka ayaa Argagixisada kala wareegay Degaano hoosyimaado Degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose,

0
Wednesday October 30, 2019 - 19:48:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalaka ayaa Argagixisada kala wareegay Degaano hoosyimaado Degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose,

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo ay kasameeyeen Degaano hoosyimaada Degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda hoose waxeey kula wareegeen Degaanada Kaban, Bangeeni, Maano Muufo, oo 3KM ujirta Degmada JaMaame,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo ay kasameeyeen Degaano hoosyimaada Degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda hoose waxeey kula wareegeen Degaanada Kaban, Bangeeni, Maano Muufo, oo 3KM ujirta Degmada JaMaame,

Howlgalka inta uu socday ayaa Ciidanka waxeey kudileen Horjoogihii watay Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab iyo Lixkale waxaa sidookale Ciidanka ay kuqabsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Howlgalka inta uu socday ayaa waxaa lagu guuleeystay in lagu soo saaro Miinooyin ay Argagixisada wadooyinka ku aaseen sida uu kusoo waramayo Wariyaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ee Qeeybta 43aad Shirwac Cumar Baaruush

Ciidamada ayaa Degaanada ay Argagixisada kasaareen Dad Shacabka ee Jooga waxeey siiyeen Cuno Biyo maadaamaa ay Argagixisada wabiga kusoo Fureen.

 

Howlgalkaayaa ahaa mid qorsheeysan oo lagu bartilmaameedsanayay Degaanada farakutiriska ah ee ay Argagixisada kudhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip