Duqeyn lagu burburiyey Gaadiid ay Argagixisada Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo

0
Monday October 28, 2019 - 21:26:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn lagu burburiyey Gaadiid ay Argagixisada Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo

    Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda Caalamka ayaa duqeyn ku burburiyey Gaadiid ay Argagixisada Al-shabaab ku soo diyaariyeen qaraxyo ay la damacsanaayeen Caasimadda Dalka iyo Degaanokale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda Caalamka ayaa duqeyn ku burburiyey Gaadiid ay Argagixisada Al-shabaab ku soo diyaariyeen qaraxyo ay la damacsanaayeen Caasimadda Dalka iyo Degaanokale.

Saraakiil ka tirsan Qeeybta 43aad ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida in duqeyntan ay dhacday Habeennimadii Axadda, waxaana laga geystay Xaafado ku yaalla Degmooyinka Saakoow iyo Bu’aale oo ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe.

 

Duqeynta ayaa sidoo kale lagu burburiyey Laba xarumood oo mid ka mid ah qaraxyada lagu farsameynayey halka xarunta kalena lagu tababari jiray malleeshiyada Al-Shabaab.

 

Saraakiisha ayaa sheegay in duqeeymaha lala helay Bartilmaameedyo cayiman kuwaasi oo ahaa xarumo Argagixisada Saldhigyo u ahaa islamrkaasna lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad sidookalana lagu Burburiyay Gaadiid Qaraxyo ay kudiyaariyeen

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip