Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Denmark

0
Saturday October 19, 2019 - 15:50:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Denmark

    Washington, Sabti, October 19, 2019---Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudaneXasan Cali Khayreiyo wasiirka horumarinta iskaashiga dowladda Denmark, Rasmus Prehn, ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington, Sabti, October 19, 2019---Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudaneXasan Cali Khayreiyo wasiirka horumarinta iskaashiga dowladda Denmark, Rasmus Prehn, ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay qorshaha deyn cafinta dalka iyo sida dowladda Denmark ay dowladda Soomaaliya ugu taageeri karto in deynta laga cafiyo horraanta 2020.

Rasmus Prehn oo ballan qaaday in dowladda Denmark ay sii wadeyso taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya ayaa ammaanay guusha ay dowladdu ka gaartay hannaanka dib-u-habeynta.

Mudane Xasan Cali Khayre oo Washington uga qayb galaykulanka miiska wareegsanee looga hadlay deyn cafinta dalka, ayaa horay kulamo kala duwan ula qaatay wasiirrada maaliyaddaNorway,NetherlandsiyoTalyaanigaiyomadaxweynaha Bangiga adduunka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip