Masuulinta Warfaafinta Madaxtooyada iyo Maamulka Warbaahinta C.Q.S oo yeeshay kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha Warbaahinta Ciidamadda,

0
Thursday October 17, 2019 - 17:50:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuulinta Warfaafinta Madaxtooyada iyo Maamulka Warbaahinta C.Q.S oo yeeshay kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha Warbaahinta Ciidamadda,

    Agaasimaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida Soomaaliyeed iyo Tifaftiraha Warbaahinta C.Q.S ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Agaasime kuxigeenka Warfaafinta Madaxtooyada Qarnak iyo Mudane:Cabdirashiid Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Xiriir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida Soomaaliyeed iyo Tifaftiraha Warbaahinta C.Q.S ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Agaasime kuxigeenka Warfaafinta Madaxtooyada Qarnak iyo Mudane:Cabdirashiid Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Xiriirta Warbaahinta ee Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Balck

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay howlaha muhiimka ee ay Warbaahinta Ciidamadda qabato iyo sidii loo xoojinlahaa.

Kulanka ayaa lagu soo hadal qaaday sida ay Shaqaalaha Warbaahinta Ciidanka had iyo goor uga qeeybqaataan howlgalada Dalka looga xoreeynayo Kooxaha Argagixisada.

Agaasimaha Warbaahinta C.Q.S Maxamed Muuse Maxamed ayaa balan qaaday in ay xoojinayaan wada shaqeeynta kala dhaxeeyso Warfaafinta Madaxtooyada islamarkaasna ay sii wadadoonaan baahinta Wararka Ciidamdda.

Agaasime kuxigeenka Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay inay Taageero buuxdo siindoonaan Warbaahinta Ciidamadda islamarkaasna ay kala qeeybgalidoonaan howlgalada ay kaqeeybtaan.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip