Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu uyeerayaa Ardadydii soo Codsaday kamid noqoshada Xoogga Dalka,

1
Wednesday October 16, 2019 - 13:12:15 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu uyeerayaa Ardadydii soo Codsaday kamid noqoshada Xoogga Dalka,

    Ogeeysiis Muhiim ah. 16/10/2019 Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Da,dooduna udhexeeyso udhexeeyso 18- sano-21 sano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeeysiis Muhiim ah. 16/10/2019 Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Da,dooduna udhexeeyso udhexeeyso 18- sano-21 sano.

Waxaana laga codsanayaa ama lagu wargelinayaa in ay yimaadaan Xerada Ciidanka Cirka Aviatoine Maalinta Sabtida Taariikhduna ku beegantahay          19 /10/2019 saacaduna tahay 7:00 Aroornimo ama halsaac Subaxnimo

Waxaana laga doonayaa inay horay usoo qaataan Shahaadooyinkooda Waxbarashada iyo Dharka Sportiga.

Mahadsanidiin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip