Ciidanka Xoogga Dalka oo Baardheere kasameeyay Howlgal Maleeshiyaad Argagixisada katirsan lagu qaarijiyay,

0
Tuesday October 15, 2019 - 13:00:55 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Baardheere kasameeyay Howlgal Maleeshiyaad Argagixisada katirsan lagu qaarijiyay,

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo lagu baacsanayo Haraadiga Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasameeyay Degaanka Raydab oo qiyaastii 40Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ayaa waxeey kudileen Maleeshiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo lagu baacsanayo Haraadiga Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasameeyay Degaanka Raydab oo qiyaastii 40Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ayaa waxeey kudileen Maleeshiyaad katirsan Argagixisada AL-shabaab.

 

Howlglaka inta uu socday Hub iyo Saddex Boqol oo neef Ari ah oo ay baad ahaan kaga qaateen Dadka shacabka ah ee kudhaqan Degaanadaasi

Taliyaha Ururka 49-aad, guutada 10-aad qeybtiisa 43-aad, XDS Dhamme, Cali Maxamed Xasan oo lahadlay Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay howlgalkani inuu qeeyb ka ahaa howlgalada ay kubaacsanayaan Argagixisada Al-shabaab islmarkaasna ay kudileen Maleeshiyaad Badan Xoolihii Shacabka ay kasoo dhaceen laga soo celiyay.

Taliyaaha ayaa intaasi kudaray in howlgalka ay kusoo furteen islamarkaasna Gacanta kuhayaan Maleeshiyaad Nool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip