Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan laqaatay uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha Saaxiibada la,ah Doowlada Federaalka Soomaaliya,

0
Saturday October 05, 2019 - 18:43:15 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan laqaatay uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha Saaxiibada la,ah Doowlada Federaalka Soomaaliya,

    Kulankani dhexmaray Wasiirka Gaashaandhiga XFS Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha saaxiibada la ah Doowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu ahaa inay s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankani dhexmaray Wasiirka Gaashaandhiga XFS Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Doowladaha saaxiibada la ah Doowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu ahaa inay soo xaadiraan islamarkaasna ay is xogwareeystaan.
kulanka ayaa waxaa warbixino looga dhageeystay uqeeybsanayaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee Dalalka Caalamka ee kulanka soo xaadiray.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo lahadlay Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay inuu ahaa kulan muhiim ah islamarkaasna laisku xogwareeystay waxyaabaha uqabsoomay.

Wasiirka Gaashaandhiga X.F.S ayaa tilmaamay in kulanka looga hadlay hormarinta Ciidanka Xoogga Dalka iyo sidii looga faaii,deeysanlahaa fursadaha ka imaanaya Doowladaha Saaxiibada la ah Doowlada Soomaliya iyo sidii loo xoojinlahaa Xiriirkooda,










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip