Ciidamadda Macaawiisleeyda oo Argagixisada Al-shabaab Hub iyo Gaadiid Dagaal uga furtay,

0
Thursday October 03, 2019 - 15:57:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Macaawiisleeyda oo Argagixisada Al-shabaab Hub iyo Gaadiid Dagaal uga furtay,

    Dagaal Hub iyo Gaadiid looga qabsaday Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa kadhacay Degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Hub iyo Gaadiid looga qabsaday Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa kadhacay Degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa udhexeeyay Dadka Degaanka ee is abaabulay loona yaqaano Macaawiisleeyda iyo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.

Hogaamiyaha Macaawiisleeyda Maxamed Cali Istakiin ayaa Snaradio usheegay in Argagixisada ay kadileen kudhawaadLix Maleeshiyaad Ah islamarkaasna ay kafurteen labo kamid ah gaadiidka dagaalka oo uu mid kamid ah saarnaa qori nooca dhashiika ah iyo hubkale oo nooca fudud.

Kooxda Macaawiisleeyda ayaa ah Dadka degaanka oo kacarooday dhibaatooyinka Maleeshiyaadka Argagixisada islamarkaasna isu abaabulay inay kahortagaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip