Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Miinooyin kasoo saaray Wadada isku xirta Aawdheegle iyo Bariire,

0
Monday September 30, 2019 - 20:55:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1084
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Miinooyin kasoo saaray Wadada isku xirta Aawdheegle iyo Bariire,

    Ciidanka Xoogga Dalaka ayaa howlgalo lasameeyay Wadada, isku xirta Degmada Aawdheegle iyo Degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalaka ayaa howlgalo lasameeyay Wadada, isku xirta Degmada Aawdheegle iyo Degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa in laxaqiijiyo wadaasi Amnigeeda siaysan ugu dhibaateeyn Shacabka Soomaaliyeed kooxaha  Argagixisada.                               Taliyaha Ururka 66aad ee Daldhis Guutada 14ka Oktoobar XDS Gaashaanle Axmed Maslax Xuseen ayaa Warbaahonta C.Q.s usheegay in wadada xiriirin aawdheegle iyo Bariire ay kasoo saareen labo Miino ah nooca dhulka lagu aaso islamarkaasna ujeedkeedu ahaa in Shacabka Soomaaliyeed ay kuwaxyeeleeyaan Argagixisada nafla carrigan ah.                                                                           Taliyaha ayaa Tilmaamay in waxyeelada Miinooyinkaasi ay kabadbaadiyeen Shacabka.                          


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip