Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyay Weerar Argagixisadu isku dayeen in ay kusoo qaadaan Balidoogle,

1
Monday September 30, 2019 - 12:59:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyay Weerar Argagixisadu isku dayeen in ay kusoo qaadaan Balidoogle,

    Ciidammada Xoogga Dalka iyo Saaxiibbada Mareykanka ee taageera ayaa iska caabbiyay weerar gawaari loo adeegsaday oo argagixisadu ku soo qaadeen Saldhigga Ballidoogle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidammada Xoogga Dalka iyo Saaxiibbada Mareykanka ee taageera ayaa iska caabbiyay weerar gawaari loo adeegsaday oo argagixisadu ku soo qaadeen Saldhigga Ballidoogle.
Weerarka waxaa loo adeegsaday qarax siday kuwaas oo ku qarxay bannaanka saldhigga.
Qaar ka tirsan argagixisada oo isku dayay in ay saldhigga galaan, waxaa lagu laayay bannaanka saldhigga.
Alahabaab ayaa weerarradan naf la caariga ah uga gol leh in ay carqaladeeyaan howlgallada Ciidanka Xoogga Dalku dalka uga sifeynayaan argagixisada, kaas oo si weyn loogu wiiqay Alshabaab.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip