Faah Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidanka Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Kuxigeenka Horjoogihii Al-Shabaab,

0
Sunday September 29, 2019 - 17:23:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidanka Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Kuxigeenka Horjoogihii Al-Shabaab,

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay kuxigeenka Horjoogaha Jabhadaha Al-Shabaab Xasan Abshir Jabriil oo magaciisa afgarashada uu yahay (Xasan Jiiroow).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay kuxigeenka Horjoogaha Jabhadaha Al-Shabaab Xasan Abshir Jabriil oo magaciisa afgarashada uu yahay (Xasan Jiiroow).

Howlgalka ayaa kadhacay duleedka koonfureed ee Degmada Aawdheegle Gobolka Shabeelaha hoose halkaasi oo ay isku uruursanayeen Maleeshiyaadka Al-shabaab islamarkaasna ay kawarheleen Ciidanka Xoogga Dalka,

Howlgalka Qorsheeysnaa ayaa waxaa sameeyay Ciidanka Xoogga Dalka waxaana lagu dilay inkabadan 20 Maleeshiyaad ah oo uu kujiro ku xigeenka Horjoogaha Jabhadaha Al-Shabaab Xasan Abshir Jabriil (Xasan Jiiroow)

Taliyaha Ururka 66aad Daldhis Guutada 14 Oktoobar Gaashaanle Axmed Maslax Xuseen ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in haatan ay kuraadjoogaan haraadiga Maleeshiyaadka Al-shabaab,

Gaashaanle Axmed Maslax Xuseen ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoojiyaan lashaqeeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip