Madaxweyne J.F.S Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb

0
Monday September 16, 2019 - 19:14:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne J.F.S Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb

    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Dawlad goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Dawlad goboleedka Galmudug.

Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Cali Xasan Shaakir, Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Wasiirka Amniga XFS, Xildhibaano iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshadda ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey madaxweyne Farmaajo oo uu safarka ku wehliyey madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu soo xiro shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dawlad goboleedka Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip