
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray Xarunta Taliska Qeeybta Guud Ee Gobolka Banaadir,
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Kormeeray Xarunta Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Booqday Xarunta Taliska Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay,Taliyaha Qeybta guud General Saadaq Cumar Xasan oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Mid Mid waxa uu u booqday Xafiisyada Taliska Qeybta guud ee Gobolka Banaadir.
![]()



S/Guuto Saadaq Cumar Xasan ayaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya waxa uu ugu warbixiyay Howlaha shaqo ee ka socda Xarunta qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir.



Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray Xarunta Taliska Qeeybta Guud Ee Gobolka Banaadir,
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Kormeeray Xarunta Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Booqday Xarunta Taliska Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir waxaana Halkaasi kusoo