Rag ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo lagu dilay Degaanka Ceelsaniini ee Gobolka Shabellaha Hoose.

0
Saturday August 17, 2019 - 23:06:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo lagu dilay Degaanka Ceelsaniini ee Gobolka Shabellaha Hoose.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Ceel Saniini ee Gobolka Shabellaha Hoose ku dilay Afar ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab iyagoona dhaawac u geestay Labo dhagarqabe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Ceel Saniini ee Gobolka Shabellaha Hoose ku dilay Afar ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab iyagoona dhaawac u geestay Labo dhagarqabe.

 

Abaandullaha Guutada Koowaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaanle Aadan Axmed Cali oo la Hadlay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgal Qorsheysan ay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay ka Fuliyeen Degaanka Ceelsaniini lagu dilay Afar dhagarqabe oo ka tirsan Nabadiidka

Gaashaanle Aadan Axmed Cali waxa uu sheegay in Howlgalka lagu dhaawacay labo nabadiid ah kuwaasi oo ciidamada ay ka furteen Hubkii ay wadteen

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip