Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la qaatay Uqaabilsanaha Arimaha Ciidamada Dowlada Bakistaan u jooga Dalka Soomaaliya''Sawirro''

0
Saturday August 17, 2019 - 22:55:58 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la qaatay Uqaabilsanaha Arimaha Ciidamada Dowlada Bakistaan u jooga Dalka Soomaaliya''Sawirro''

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Celmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka Xogga Dalka Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula qaatay Uqaabilsanaha Arim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Celmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka Xogga Dalka Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula qaatay Uqaabilsanaha Arimaha Ciidamada Dowlada Bakistaan u jooga Dalka Soomaaliya Kornel Eljal Abbasl.

Kulan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaasha Ciidamada Bada,iyo cirka waxaana ku wehliyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya


Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in Dowlada Bakistaan ay Gacan ka geysaneyso dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka



Uqaabilsanaha Arimaha Ciidamada Dowlada Bakistaan u jooga Dalka Soomaaliya Kornel Eljal Abbasl ayaa dhankiisa sheegay in Dowlada Bakistaan ay Soomaaliya ka taageeri doonto tababarada iyo qalabeynta ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip