Horjeege Cali dheere oo dhaawac halis uu kasoo gaaray howlgal kadhacay Degaan hoosyimaado Aawdheegele,

0
Tuesday August 13, 2019 - 18:49:57 in Wararka by
  • Visits: 6449
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Horjeege Cali dheere oo dhaawac halis uu kasoo gaaray howlgal kadhacay Degaan hoosyimaado Aawdheegele,

    Wararka aynu kahleeyno Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in horjooge Cali Maxamuud Raaage Cali dheere uu kudhaawacmay howlgal dhawaan kadhacay Degaanka Shaam oo hoostaga Degmada Aawdheele howlgalka ayaa waxaa fuliyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aynu kahleeyno Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in horjooge Cali Maxamuud Raaage Cali dheere uu kudhaawacmay howlgal dhawaan kadhacay Degaanka Shaam oo hoostaga Degmada Aawdheele howlgalka ayaa waxaa fuliyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Dhawaaca Cali dheere Afhayeenkii Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ah mid culus waxaana lagu hayaa degaan hoosyimaado Degmada Kuntuwaareey Ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Warbaahinta C.Q.S

Usheegay in Horjooge Cali dheere iyo Maleeshiyaad lasocday Khasaare xoogan uu kasoo gaaray howlgalkii dhawaan laga fuliyay Degaanka Shaam ee Degmada Aawdheegle kaasi oo lagu dilay 17 Maleeshiyaad ah

Sidookalana lagu dhawaacay 10kale oo uu kujiro Afhayeenkii Argagixisida Al-Shabaab Cali dheere


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip