Ammaanka deegaanada Galmudug oo la adkeeyay

0
Tuesday August 13, 2019 - 14:29:12 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ammaanka deegaanada Galmudug oo la adkeeyay

    Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Warsaxaafadeed lagu mamnuucayo dadka ku dhex wata deegaanada kala duwan ee Gobolka Mudug. Warkaas ayaa kasoo baxay Wasaaradda Amniga ee Galmudug ayaa lagu sheegay in wax dhaaf siisan Ciidamada Amniga aysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Warsaxaafadeed lagu mamnuucayo dadka ku dhex wata deegaanada kala duwan ee Gobolka Mudug. Warkaas ayaa kasoo baxay Wasaaradda Amniga ee Galmudug ayaa lagu sheegay in wax dhaaf siisan Ciidamada Amniga aysan hub ku dhex qaadan karin Gobolka Mudug cidii lagu arkana laga qaadi doono talaabo waafaqsan Sharciga.

Arrintan ayaa qeyb weyn ka qaadaneysa sugitaanka Amaanka maadaama xiliya qaar kooxaha nabad diidka ah isku dayaan inay dhibaato geystaan iyaga oo dhuumaaleysanaya.

Saraakiisha Amaanka Galmudug ayaa sheegay in laamaha ammaanka Galmudug ay wadaan howlgalo lagu xaqiijinayo gud ahaan amaanka deegaanada Galmudug.

Amarkan ayaa imaanaya iyadoo loo diyaar garoobayo doorasho dhawaan ka dhacday Galmudug,taasi oo haatan dadaalkeedi ay wadaan Madaxda Galmudug iyo kuwa Dowladda Federalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip