Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Jubbaland

0
Friday August 09, 2019 - 22:33:34 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Jubbaland

    Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go'aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go'aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka &Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland

Halka ka akhriso:

PDFStatement JL Election Process 8 Aug 2019#




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip