Howlgal Shabeelaha hoose kadhacay oo lagu dilay Maleeshiyaad katirsan Argagixisada

0
Tuesday March 19, 2019 - 22:32:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal Shabeelaha hoose kadhacay oo lagu dilay Maleeshiyaad katirsan Argagixisada

    Hawlgal si wadjir ah ay gobalka shabeeLlaha hoose uga fuliyeen Ciidamada Kumaandooska XDS ee Danab iyo howlgalka Africom ee Mareeykanka ayaa lagu dilay Seddex ka tirsan Argagixisada Alshabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlgal si wadjir ah ay gobalka shabeeLlaha hoose uga fuliyeen Ciidamada Kumaandooska XDS ee Danab iyo howlgalka Africom ee Mareeykanka ayaa lagu dilay Seddex ka tirsan Argagixisada Alshabaab

Howlgalkaan ayaa dhacay 18-ka bishaan ka wuxuuna kadhacay Degmadda Awdhiigle ee Gobolka Shabeelaha hoose waxaana lagu beegsaday Xarun argagixisada Alshabaab dadka Shacabka ah ay uga qaadi jireen Lacago baad ah.

Waxaa la burburiyay goobtaasi  Maleeshiyaadka Argagixisada dadka ay ku dhici jireen,  waxaana la dilay seddex dhagar qabe oo halkaasi ku sugnaa.

Tan iyo bilaawgii sanadkaan Ciidanka Qaranka iyo saaxiibadooda Caalamiga ah waxeey kordhiyeen beegsiga Argagixisada taasi oo ujeedkeedu yahay Ciribtirka kooxaha Argagixisada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip