Degaanada Leego iyo Yaaqbari weeyne waxaa kataagan Xiisad udhexeeyso Argagixisada iyo Dadka Degaanka

0
Tuesday March 19, 2019 - 19:42:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1988
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degaanada Leego iyo Yaaqbari weeyne waxaa kataagan Xiisad udhexeeyso Argagixisada iyo Dadka Degaanka

    Kadib dilkii Horjoogahii Maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa Degmada Walaweeyne Ee Gobolka Shabeelaha hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib dilkii Horjoogahii Maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa Degmada Walaweeyne Ee Gobolka Shabeelaha hoose kaasi oo lagu magacaabijiray Gar guduud ayaa Dadka kudhaqan Degaanada Leego iyo Yaaqbari weeyne ee Degmada Walanweeyne.                                                    waxeey bilaabeen in ay is abaabulaan oo ay iska dhiciyaan Maleedhiyaadka lacagaha baada kaqaata qaar kamid Shacabka is abaabulay oo lahadlay Warbaahinta Ciidamada Q.S ayaa sheegay in ay marnaba u dulqaadaneeynin dhibaatooyinka Argagixisada wuxuu intaasi kudaray in Doowlada FS uu kacodsanayo taageero buuxda in lasiiyo 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip