Wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka ku amaanay howsha ay Qaranka uhayaan,

0
Monday March 18, 2019 - 11:57:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Ciidamadda Qalabka ku amaanay howsha ay Qaranka uhayaan,

    Wasiir kuxigeenka Wasaarada Difaaca XFS Cabdulaahi Colaad Rooble iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqashu kuyimid Xarunta Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida waxeeyna la kulmeen Maamulka iyo Shaqaalha Idaacadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Difaaca XFS Cabdulaahi Colaad Rooble iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqashu kuyimid Xarunta Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida waxeeyna la kulmeen Maamulka iyo Shaqaalha Idaacadda C.Q.S ujeedka booqashada Masuuliyiinta ayaa ahayd ukuurgalida Sna-radio.

Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida Maxamed Muuse Maxamed ayaa kaga warbixiyayqaabka ay ushaqeeyso Warbaahinta Ciidamadda wuxuu sheegay in Idaacaddu shaqeeyso 24saac islmarkaasna kashaqeeyso isku xirka shacabka iyo Ciidanka iyo ladagaalanka Argagixisada.

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa ku amaanay shaqada adag ee ay hayaan bahda Sna-radio wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay sii wadaan howsha wanaagsan oo ay Dalka iyo Dadka uhayaan wuxuuna balan qaaday. In dib uhabeeyn lagu sameeyn doono

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Difaaca XFS Cabdulaahi Colaad Rooble ayaa dhankiisa sheegay in shaqaalaha Warbaahinta C.Q.S in Doowladnimada ay kaalin weeyn kaga jiraan islamarkaana mudadii ay jirtay Warbaahinta C.Q.S waxbadan soo qabatay shaqada culus ay hayaan madaxda Qaranka ay ku amaaneen.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip