Xubno kamid ah labada Gole Ee Doowlada oo katacsiyeeyay Geeridii Jenaraal Cabdi Aadan Cadoow,

0
Friday March 15, 2019 - 18:01:52 in Wararka by
  • Visits: 939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno kamid ah labada Gole Ee Doowlada oo katacsiyeeyay Geeridii Jenaraal Cabdi Aadan Cadoow,

    Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Xubno katirsan labada Gole ee fulinta iyo sharci dajinta DFS ayaa waxeey tacsi udireen Qooyskii Qaraabadii iyo ummadda Soomaaliyeed uu kabaxay Jenaraal Cabdi Aadan Cadoow oo katirsanaa Ciidamadda Booliiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Xubno katirsan labada Gole ee fulinta iyo sharci dajinta DFS ayaa waxeey tacsi udireen Qooyskii Qaraabadii iyo ummadda Soomaaliyeed uu kabaxay Jenaraal Cabdi Aadan Cadoow oo katirsanaa Ciidamadda Booliiska

Gen: Cabdi Aadan Cadoow ayaa ku geeriyooday Gurigiisa oo kuyaala Magaalada Muqdisho waxeeyna Alle uga baryeen Samir iyo imaan inuu kasiiyo naxariistiisa Janana uu kawaraabiyo Inaalilaahi wa inaa Ileeyhi Raajicuun

Masuuliyiinta Tacsida Direeysa waxaa kamid ah

1-Xildhibaan:Daahir Amiin Jeesoow

2-Xildhibaan Shaacir

3-Xildhibaan Shiikh Cabdi Sataar Shiikh Xasan Barsane

4-Xildhibaan Maryan Axmed Haaruun

5-Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi

6-Senatar Naciimo Ibraahim

7-Gen: Garaar

8-Gen:Saalax Yacquub

9-Gen Yuusuf Cali Cageey

10-G/sare Cismaan Muuse Axmed (Maqaaroow

11-G/sare Buris

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip