Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab kusoo howlgal kasocda Shabeelaha hoose,
Guutada 7aad Qeeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo kabilaabay Degaano katirsan Gobolka Shabeela hoose.
Howlgalka oo ah mid Argagixisada Al-shabaab looga saarayo tuulooyin hoos yimaado Degmada Afgooye oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhibaateeyaan Dadka Shacabka Howlgalka ayaa kasocdo Degaanada Jambaluul iyo Baladul amiin oo hoos yimaad Afgooye.
Taliyaha Guutada 7aad Qeeybta 60aad CXDS G/Sare
Xasan Jaamici ayaa Warbaahinta Ciidamda Qalabka Sida usheegay in ujeedka
howlgalka uu yahay sidii Shacabka looga dulqaadi lahaa dhibaatda ay ku
hayaan Maleeshiyaadka Argagixisada.